Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2024

Calibalcad

Waftigii Soomaaliya u dirtay Itoobiya oo Ka hadlay Ujeedka Safarkooda.

13th February 2024 admin 0

Wasiiru dawlaha ahna wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa ku sugan magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Wasiir […]

Luul

Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlada oo Doonaya inay Fakiyaan ninkii Gubay Luul

13th February 2024 admin 0

Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa doonaya inay fakiyaan ninkii Gubay Marxuumad Luul Cabdicasiis sida ay sheegeen eheladeeda oo Warbaahinta la hadlay […]

Imaarad

Shacabka Soomaalida oo Ku baaqay imaaradka inay ka baxaan Soomaaliya

12th February 2024 admin 0

Ragii Imaaradka Looga dilay Magaalada Muqdisho ayaa maykoodii la geeyey Magaalada Abudhabi ee dalka isu taga Imaaradka Carabta. Maydadka la geeyey abu dhabi waxaa kamida […]

Xasansheekh

Sawiro:Xasan Sheekh oo Haweenka labada Aqal kala hadlay dhamaystirka Dastuurka

12th February 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan wadatshi ah kula qaatay Xildhibaannada haweenka ah ee ka tirsan Golaha shacabka iyo Aqalka sare […]

Xasansheekh

Xasan Sheekh iyo Imaaradka oo Ka Hadlay Dilkii Xalay Dhacay Muqdisho

11th February 2024 admin 0

Madaxweynaha Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Hosbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada Saraakiisha Imaaratka ee galabta ku dhawaacmay falka argagaxa […]

Somalia

Barlamaanka Soomaaliya oo Meelmariyey Heshiiska Lu biirista Bariga Africa

10th February 2024 admin 0

Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay heshiiska ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa ( East African Community). Ansixinta Baarlamanka ee heshiiskan […]

Xasansheekh

Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Culamada oo Kawada Hadlay Dastuurka

10th February 2024 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud kulan wadatshi ah kula qaatay qaar kamida culimada Soomaaliyeed, ayaa uga warbixiyey mudnaanta uu siinayo in dalka laga xoreeyo […]

xaj

Qaymaha Lagu Aadayo Xajka Sanadkaan oo La Shaaciyey

9th February 2024 admin 0

Wasaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saartay qoraal ku saabsan  qiimaha ay ku xajin doonaan xujeyda Soomaaliyeed ee sankaan 2024. Qoraalkaan oo ku socday […]

Xamze

Akhriso:Dowlda oo Magacowday 10 Safiir oo Badalaya Qaar Kamida Safiirada Soomaaliya ku Matala Dalalka Carabta iyo Africa

8th February 2024 admin 0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodi toddobaadlaha ahaa ku ansixiyay 10 Safiir oo dalkeenna uga howlgeli doona qaar kamid ah dalalka caalamka ee […]

Geedi

Cali Maxamed Geedi oo Eedeyn u jeediyey Abiy Axmed iyo dowladiisa

8th February 2024 admin 0

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in Xukuumadda Abiy Axmed ay ku xad gudubtay Sharciyada Caalamiga ah markii ay damaacisay Badda […]

Shaakir

Daawo:Dowlada Soomaaliya oo Shir ku Casuntay Sheekh Shaakir

8th February 2024 admin 0

Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Gudoomiyaha Garabka Militariga ahlusunada oo dagaal kala dhaxeeya Maamulka Goboleedka Galmudug Shir ka dhacay Muqdisho ku Casuntay Sheekh Maxamed […]

axmedmadoobe

Madaxwaynaha Jubbaland oo Safar Nasasho Ugu maqanaa nairobi ayaa Kismaayo Kusoo laabtay

7th February 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam “Axmed madoobe” oo safar Nasasho ah ugu maqnaa maalmahii lasoo dhaafay dalka Kenya ayaa maanta dib ugu soo […]

qoorqoor

Qoorqoor oo Wasiirkii ganacisga Xilka ka qaaday mid kalena Magacaabay

7th February 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed kaariye Qoorqoor ayaa Xilka ka qaaday Wasiirkii Ganacsiga iyo warshadaha Galmudug Cabdiladiif Cabdulahi warsame Waxuuna magacaabay Wasiir Cusub. Madaxweynaha Dowlad […]

jimcaale

Daawo:Guddoomiye Madaale Shaaciyey inay dhacdo naxdin leh ay ka dhacday Suuqa Bakaaraha

7th February 2024 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in argagixisadu ay yihiin kuwa ka ganacsada dhiigga umadda oo aan wax naxariis ah lahayn. Mudane, […]

koofi

Daawo:Koofi oo lagu eedeeeyey inuu dhunsaday 3 Milyan oo Doolar

7th February 2024 admin 0

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa Taliyihii Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha ku eedeeysay inuu dhunsaday lacag dhan Sadex Milyan oo Doolar sida ay sheegtay xafiiska xeer ilaaliyaha.

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes