Cali Maxamed Geedi oo Eedeyn u jeediyey Abiy Axmed iyo dowladiisa

Geedi

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in Xukuumadda Abiy Axmed ay ku xad gudubtay Sharciyada Caalamiga ah markii ay damaacisay Badda Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.