Madaxwaynaha Jubbaland oo Safar Nasasho Ugu maqanaa nairobi ayaa Kismaayo Kusoo laabtay

axmedmadoobe

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam “Axmed madoobe” oo safar Nasasho ah ugu maqnaa maalmahii lasoo dhaafay dalka Kenya ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubaland.

Waxaa wafdiga Madaxweynaha garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay labada Madaxweyne ku xigeen, xubno katırsan golayaasha kala duwan ee Dowladda, sarakiisha Ciidamada iyo dadweyne kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.