Qoorqoor oo Wasiirkii ganacisga Xilka ka qaaday mid kalena Magacaabay

qoorqoor

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed kaariye Qoorqoor ayaa Xilka ka qaaday Wasiirkii Ganacsiga iyo warshadaha Galmudug Cabdiladiif Cabdulahi warsame Waxuuna magacaabay Wasiir Cusub.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed kaariye Qoorqoor ayaa Xilka ka qaaday Wasiirkii Ganacsiga iyo warshadaha Galmudug Keyse Abdi Jama.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.