Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2024

waayeel

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug oo qabatay shirka ku saabsan dib u Heshiisiinta.

24th February 2024 admin 0

Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka lyo Dib-U-heshiisinta Dowladda Galmudug Mudane Abdi Mohamed Jaamac (Abdi waayeel) ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadd Galmudug kafuray shirka Arrimaha […]

Daawo:Maydkii Cabdinaasir Dahable oo Laga Soo Dajiyey Hargaysa

24th February 2024 admin 0

Alle ha u naxariistee Maydka Marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable ayaa laga so qaaday magaalada Muqdisho ayaa Soo gaaray magaalada Hargeysa.

xamze

Shir looga hadlayo dhibaatooyinka isbeddelka Cimilada oo Muqdisho Lagu qabtay

24th February 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo looga hadlayey qorshaha Qaran ee hortagga dhibaatooyinka ay dalkeenna […]

Xildhibaan

Daawo:Boliiska Soomaaliya oo Ka Hadlay Geerida Xildhiban Axmed Aadan

22nd February 2024 admin 0

Taliska Boliiska Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay Kiiska geerida Xildhibaan hore Axmed Aadan oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho. .Boliiska ayaa sheegay in la hayo […]

masjid

Fadlan Ka Qayb Qaado Dhismaha Masjidka Almisbaax

22nd February 2024 admin 0

Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqday in laga qeyb qaato dhismaha Masaajidka Al-misbaax oo ku yaala Degmada Kaaran ee Gobolka Gobolka Banaadir.

turkey

Turkiga oo Sheegay Inuusan Qayb ka ahayn dagaal looga soo horjeedo Itoobiya

22nd February 2024 admin 0

Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Shir jaraa’id shakay ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa faah faahiyay heshiiska Iskaashiga difaaca iyo horumarinta […]

kenya

Daawo:Suuqa Soomalida ee Islii oo Xiran iyo Sababta

22nd February 2024 admin 0

Suuqa Soomaalida ee Magaalada Nairobi Caasimada Dalka Kenya ayaa Maanta oo Khamiis ah Xiran kadib markii ay ogaadeen inuusan amnigooda Sugnayn. Ganacsatada Xaafadda Islii ayaa […]

muuse

Daawo:Muuse Biixi “Xasan Sheekh Qaylidiisa waxba Looma joojinayo Dagaalka hawaduna wuu siisoconayaa

21st February 2024 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan la qaatay koox kubbadda cagta ah oo ka socotay qurbajoogta reer Somaliland ee dalka UK oo […]

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Ka hadlay Heshiiska Labada Aqal ay Sida Degdega ah ay Ku Ansixiyeen

21st February 2024 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in heshiiska uu maanta ansixiyay Baarlamaanka labadiisa Aqal uu muhiim u yahay difaaca badda iyo sare u […]

xamze

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay heshiis ku saabsan difaaca iyo dhaqaalaha dalka

21st February 2024 admin 0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey heshiis ku saabsan difaaca iyo dhaqaalaha oo ay dowladda Federaalka Soomaaliya la gashay dowladda Turkiga. Shirka Golaha wasiirada oo uu […]

wasiir

Wasiir Tiktok oo Shalay Itoobiya La Saxiixday heshiis Difaac ayaa Hadana Uganda La Saxiixday Heshiis Difaac

20th February 2024 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga dalka Uganda, Mudane Vincent B. Ssempijja iyo wafdi sare oo uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku yimi magaalada Muqdisho, iyada oo […]

Axmedmadoobe

Axmed Madoobe oo Gedo ka Hor istaagay in la geeyo Ambulance Sacuudigu ku deeqay

20th February 2024 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa 7 Febaraayo 2024 labo Gaari oo nooca gargaarka deg degga […]

XASANSHEEKH

Xasan Sheekh oo Bari ka hadli doona Sida Xun ee Itoobiya ula dhaqantay

20th February 2024 admin 0

Madaxwaynaha Soomaliya Xasan Sheekh ayaa bari ka hadli Doona sida foosha xumayd ee Dowlada itoobiya ula dhaqantay isaga iyo Waftigiisii. Guduumiyaha golaha Shacabka Soimaaliya Aadan […]

Farmaajo

Farmaajo oo Ka hadlay is hortaaggii Lagu Smaeeyey hadaljeedintii Madaxweyne Shariif

19th February 2024 admin 0

Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay Sidii Foosha Xumayd ee Warbaahinta qaranka ula Dhaqantay Khudbadii Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh […]

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Sheegay Saraakiisha Boliiska Daacad Ma ahan

19th February 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane. Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/guuto. […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 5 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes