Golaha Wasiirrada oo ansixiyay heshiis ku saabsan difaaca iyo dhaqaalaha dalka

xamze

Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey heshiis ku saabsan difaaca iyo dhaqaalaha oo ay dowladda Federaalka Soomaaliya la gashay dowladda Turkiga.

Shirka Golaha wasiirada oo uu guddoomiyey Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa goluhu ku ansixiyey heshiiskaas oo uu dhawaan dowladda Soomaaliyeed u saxiixay Wasiirka difaaca dalka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur.

Heshiiskaan ayaa dhigaya in Ciidamada Turkiga Xeryo Milatari ka sameystaan Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.