Daawo:Muuse Biixi “Xasan Sheekh Qaylidiisa waxba Looma joojinayo Dagaalka hawaduna wuu siisoconayaa

muuse

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan la qaatay koox kubbadda cagta ah oo ka socotay qurbajoogta reer Somaliland ee dalka UK oo dhawaan dalka safar ku timid ayaa ka hadlay heshiiskii Bada iyo Dagaalka hawada ee ay kula Jiraa Dowlada Soomaaliya.

Muuse Biixi ayaa sheegay Qaylada Xasan Sheekh looma joojinayo heshiiskii Bada, waxaana soo wadaynaa dagaalka hawada, hadalkaan ayaa imaanaya iyadoo barlamaanka iyo Xukuumada Soomaaliya ansixiyeen heshiiska Milatari oo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.