Turkiga oo Sheegay Inuusan Qayb ka ahayn dagaal looga soo horjeedo Itoobiya

turkey

Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Shir jaraa’id shakay ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa faah faahiyay heshiiska Iskaashiga difaaca iyo horumarinta dhaqaalaha ee ay wada galeen dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga, kaasi oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen labada Gole ee Baaralamaanka dalka iyagoo arag ama akhrin heshiiskaas.

Wasaaeada arimaha Dibada Turkiga ayaa ka hadashay heshiiskaas Soomaaliya iyo Turkiga iyadoo mowqifkeeda cadaysan, waxayna sheegtay heshiiskaas inuu yahay mid soomaaliya laga caawinayo burcad badeedka, tobabarka ciidanka iyo la dagaalanka argagixisada.

dhanka kale dowlada turkiga ayaa sheegtay inuusan heshiiskaan ka mid ahayn in muranka Soomaaliya kala dhaxeeya itoobiya.

waxay intaas ku dareen Turkiga inay xariir wanaagsan oo Milatari iyo mid dhaale la lee yihiin Itoobiya ayn sidii wadayaan sidii usii fiicnaan lahaa.

hadalkaan kasoo baxay Turkiga waxuu dhabar jab ku yahay Madaxwaynaha Soomaaliya iyo Xildhibaanada shalay iyaga oo akhrin heshiiskaas ansixiyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.