Daawo:Boliiska Soomaaliya oo Ka Hadlay Geerida Xildhiban Axmed Aadan

Xildhibaan

Taliska Boliiska Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay Kiiska geerida Xildhibaan hore Axmed Aadan oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

.Boliiska ayaa sheegay in la hayo qof ku sugnaa goobta uu Xildhibaan hore Axmed Aadan ku geeeiyooday

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.