Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2024

Luul

Daawo:Beesha Saleebaan oo Ka Hortid in Sayid Cali Dil Lagu Xukumo

29th February 2024 admin 0

Qaar kamida Waxgaradka Beesha reer Xaaji Saleebaan oo Muqdisho Shir ku qabtay ayaa ka horyimid in Sayid Cali oo ahaa Ninkii Xaaskiiaa Ku Gubay Muqdisho […]

deni

Madaxwaynaha Puntland oo Magacaabay Golihiisa Wasiirada

29th February 2024 admin 0

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa magacaabay Golaha Wasiirada, waxaa kujira saddax Dumar ah & Xubno hore oo soo laabtay.

Xamze

Daawo:Ra’iisul Wasaare Xamse oo furay Shirka nabadda Soomaaliya

28th February 2024 admin 0

Ra’isul wasaaraha XFS mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta Muqdisho ka daahfuray munaasabadda Mabaadii’da Nabadda ee Soomaaliya”, waxaa uuna ka hadlay qiimaha ay nabaddu leedahay. […]

Xasansheekh

Madaxweyne Xasan oo Nairobi uga qaybgalaya shirka isbadalka cimilada

28th February 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Nairobi halkaas oo uu ka qeyb-galayo shirka Isbeddelka Cimilada oo lagaga arrinsanayo dhibaatada xooggan […]

abiy

Daawo:Sida cajiibka ahayd ee madaxweynaha Kenya uu dhigiisa Itoobiya ugu soo dhaweeyey Nairobi

27th February 2024 admin 0

Madaxwaynaha Dalka Kenya William Ruto ayaa si diiran oo aan horay loo arag Magaalada nairobi ugu soo dhaweeyey Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed. Ra’iisul […]

Luul

Daawo:Odayaasha Cadaado ayaa Sheegay ninkii Xaaskiisii gubay inuusan helin Cadaalad

27th February 2024 admin 0

Odayaasha degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa si kulul uga hadlay kiis ka Seyid cali Macalin Daaud oo ku eedeysan inuu xaas kiisa uu gubay, […]

Faarax

Wasiirka Waxbarashada oo Ka qayb galay Shirka Jaamacadaha Soomaaliya

27th February 2024 admin 0

Shir-weynaha sanadlaha ee Midowga Jaamacadaha Soomaliyeed oo ay kaqayb galeen Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Faarax Cabdulqaadir iyo masuuliyiinkan kale ayaa Muqdisho ka furmay.

Aadanmadoobe

Sawiro:Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar

27th February 2024 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Xafiiskiisa Villa Hargeysa ku qaabilay danjiraha Dawladda Qatar u fadhiya […]

abiy

Akhriso:Dagaal Qarar oo Dhexmaray Ciidamada Itoobiya iyo Maleeshiyaadka Amxaarada

26th February 2024 admin 0

Ciidamada Dowladda Itoobiya ayaa shalay weerar culus ku qaadday kooxda maleeshiyada Fano ee ku sugan waqooyi-galbeed gobolka Amhara, Dagaalkaas oo Sababay Dhimasho soo kala gaartay […]

Luul

Daawo:Xafiiska Xeer Ilaaliyaha oo Maxkamada Banaadir ka codsaday in Sayid Cali lagu xukumo dil toogasho ah

26th February 2024 admin 0

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Qaranka ayaa Maxkamada goboblka Banaadir waxaa uu ka codsaneynaa in Sayid Cali lagu xukumo dil toogasho ah oo ah Qisaastii luul Cabdicasiis.

Xamze

Sawiro:Xamsa oo kulan saagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee dowladda Türkiye u joogay Soomaaliya

26th February 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan saagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee Dowladda Türkiye u joogay Soomaaliya, […]

guudlaawe

Sawiro:Guudlaawe oo jowhar ka furay shirweynaha goballada iyo degmooyinka hirshabeele

25th February 2024 admin 0

Madaxweynaha Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta Jowhar ka furay shirweynaha maamullada, goballada iyo degmooyinka dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo isku-xirka dadaalada xasilinta. […]

muqtaar

War-murtiyeed laga soo saaray shirka Wasaaradaha Awqaafta DFS iyo kuwa dowlad Goboleedyada

25th February 2024 admin 0

Wasiirka  wasaaradda Awqaafta Arrimaha Diinta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa maanta soo xiray  Shirweynaha wadatashiga Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta JFS iyo Wasaaradaha Awqaafta […]

maareeyegedotimes

Daawo:Wasiir Maareeye oo Muqdisho ka daahfuray Mashruuca Booskaaga Beer ka sameyso

25th February 2024 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Daahfuray Mashruuca Booskaaga Beer ka sameyso,kaa oo lagu hormarinayo waxsoo saarka dalka. Kulanka […]

garoon

Hay’ada Duulista oo Ka Hadashay Qalqalka Muuse Biixi Kawado Hawada Soomaaliya

25th February 2024 admin 0

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa war kasoo saartay bad-qabka isticmaalka hawada Soomaaliya. Qoraal ay soo saartay hay’adda ayaa lagu yiri”Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) waxay […]

Posts pagination

1 2 … 5 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes