Hay’ada Duulista oo Ka Hadashay Qalqalka Muuse Biixi Kawado Hawada Soomaaliya

garoon

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa war kasoo saartay bad-qabka isticmaalka hawada Soomaaliya.

Qoraal ay soo saartay hay’adda ayaa lagu yiri”Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo shirkadaha duulimaadka ee isticmaala hawada Soomaaliya u caddeynaysaa inay si buuxda gacanta ugu hayso badqabka duulimaadyada isticmaala hawada Soomaaliya.

Ma jirto amni xumo iyo halis badqab oo ka jira hawada Soomaaliya”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.