Daawo:Sida cajiibka ahayd ee madaxweynaha Kenya uu dhigiisa Itoobiya ugu soo dhaweeyey Nairobi

abiy

Madaxwaynaha Dalka Kenya William Ruto ayaa si diiran oo aan horay loo arag Magaalada nairobi ugu soo dhaweeyey Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed.

Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa booqasho laba maalmood ah ku joogi doonaa dalka Keya waxuuna ku qayb galay xarig jar ka dhacay xarun tijnoolajiyadeed ee SAMA oo ku taal Magaalada Nairobi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.