Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2022

Aadanmadoobe

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Ka hadlay Abaaraha ka jira Dalka

17th September 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka hadlay abaaraha baahsan ee ka jira qeybo ka mid gobolada dalka ayaa waxaa […]

fiqi

Akhriso:Wasiir Fiqi oo Cambaareeyey Dil Alshabaab u Gaysteen qaar kamida Odayaasha Hiiraan

17th September 2022 admin 0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS waxa ay cambaareyneysaa falkii arxan-darrada ahaa ee kooxda dhagarqabayaasha argigixisada ah ee Al-shabaab ay xalay abbaaro 10-kii fiidnnimo […]

xasansheekh

Sawiro:Xasan Sheikh oo kulan la qaatay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka

17th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Arimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington, Xoghayaha Arimaha Dibadda dalkaas Mudane […]

gadiid

Dhageyso:Maleeshiyaad Isbaaro U dhigtay Gadiidkii ka Imaanayey Boosaso

16th September 2022 admin 0

Kastanka Degmada Xarfo ayaa Maalintii Saddexaad u xiran malayshiyo Beeleed Hubaysan kuwaas oo diiday inay inay Xarfo ka gudboon gadiidka Xamuulka kasoo qaada Boosaaso ee […]

laftagareen

Daawo:Laftagareen oo Magacaabay Wasiiro Cusub oo Ka Tirsan Koonfurgalbeed Soomaaliya

16th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magacaabay Xubno kamid ah Gollaha Wasiiradda Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed.

xasansheekh

Sawiro:Madaxwayne Xasan oo la Kulmay Xoghayaha Difaaca Dalka Maraykanka

16th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah  xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Washington kula qaatay Xoghayaha Difaaca dalkaas Mudane Lloyd […]

deni

Deni oo Kala Diray Golaha Deegaanka ee Degmada Garoowe

16th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 54 ee 15-ka Sibteembar 2022, kuna saabsan kala dirid Golaha Deegaanka […]

qoorqoor

Sawiro:Qoorqoor oo la Kulmay Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay 

15th September 2022 admin 0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa la kulmay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay, James Swan. Madaxweynaha Galmudug iyo Ergayga ayaa ka […]

aadanmadoobe

Axmed Madoobe iyo Aadan Madoobe ayaa Kulan Muqdisho ku yeeshay

15th September 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta hoygiisa kulan kula yeeshay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed […]

muse

Sidee loogu soo dhaweeyay Magaalada Burco Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi?

15th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta soo dhaweyn balaaran oo aan kala go’ lahayn loogu sameeyey dhammaanba […]

guudlaawe

Sawiro:Madaxwayne Guudlaawe oo kulan la qaatay wafdi ka socday Beesha Caalamka

15th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Ku Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, ahna u […]

muqtaar

Sawiro:Muqtaar Roobow oo kulan la qaatay Shaqaalaha Wasaaradda diinta

15th September 2022 admin 0

Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mudane Sh. Mukhtar Roobow Cali oo uu wehliyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Mudane Xil. Saalax Shariif Sayid Cali […]

xasanshekkh

Madaxwayne Xasan oo U Dhoofay Dalka Maraykanka

14th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Maraykanka, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono Meertada 77-aad […]

laftagareen

Laftagareen oo Dhagax Dhigay Xaafad ay Dowlada Qatar ka hirgalinayso baydhabo

14th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya Mudane Xasan Xamza Saed ayaa si wadajir ah udhagax dhigay […]

fiqi

Akhriso:Wasiir Fiqi oo Ka Hadlay Dagaal Beeleedyo Ka dhacay Galmudug

14th September 2022 admin 0

Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshisiinta XFS ayaa waxaa ay baaq nabadeed u dirtay labo beelood oo ku dagaalamay deegaanka Laanqaylo oo 8 […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 10 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes