Sidee loogu soo dhaweeyay Magaalada Burco Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi?

muse

Madaxweynaha Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta soo dhaweyn balaaran oo aan kala go’ lahayn loogu sameeyey dhammaanba magaalooyinka iyo degmooyinka ku teedsan waddada isku xidha Burco iyo Berbera, waxana ay goor dhaweyd soo gaadheen magaalada Burco, halkaas oo ay Kumannaan kamid shacabka reer Burco si ballaadhan ugu soo dhaweeyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.