Laftagareen oo Dhagax Dhigay Xaafad ay Dowlada Qatar ka hirgalinayso baydhabo

laftagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya Mudane Xasan Xamza Saed ayaa si wadajir ah udhagax dhigay Xaafad Cusub oo Dowladda Qatar ka dhisayso Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.