Dhageyso:Maleeshiyaad Isbaaro U dhigtay Gadiidkii ka Imaanayey Boosaso

gadiid

Kastanka Degmada Xarfo ayaa Maalintii Saddexaad u xiran malayshiyo Beeleed Hubaysan kuwaas oo diiday inay inay Xarfo ka gudboon gadiidka Xamuulka kasoo qaada Boosaaso ee u Socda Gobolada dalka sida Garoowe, Gaalkacyo iyo Gobolada Dhexe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.