Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2022

Xamze

Akgriso:Ra’iisalwasaare Xamse oo Amar kusoo roogay Golihiisa Wasiirada

24th September 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka dib u habeynta dhaqaalaha ayaa si qota dheer uga hadlay muhiimadda uu […]

Juxaa

Deni oo Wasiirkiisii Maaliyada Xasan Abgaal Xilka ka Qaaday Juxaana Wasiir U Magacabay

23rd September 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 59 ee 23da Sibteembar 2022 kuna magacaabid Wasiiro ka tirsan Golaha Xukuumadda […]

fiqi

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug

23rd September 2022 admin 0

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka arrimaha gudaha ee […]

khadiijo

Wasaaradda Haweenka oo qabtay kulan looga hadlayay doorka haweeenka iyo la dagaalanka Argagixisada

23rd September 2022 admin 0

Wasiiraka Wasaaradda Haweenka XFS Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Muqdisho ku qabtay kulan looga hadlayay doorka nabadda haweeenka iyo la dagaalanka Argagixisada.

mudulood

Daawo:Mudulood oo Kusoo Biirtay Beelaha La Dagaalamaya Ashabaab ee Dowlada Hubaynayso

22nd September 2022 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Siyaasyiinta, waxgaradka, culumada, Dhalinyarada, haweenka Beesha Mudulood ayaa ka shirtay aayaha deegaanada Beesha oo ay maamulaan Al-shabaab.

jimcaale

Daawo:Gudoomiyihii Banaadir oo Beesha Mudulood ugu baaqay inay Qoryaha qaataan

22nd September 2022 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa ka qayb galay Shirka Beelaha Mudulood oo ka dhacay Muqdisho ayaa waxuu ku baaqay dagaal ka dhana […]

Xamze

Akhriso:Shirkii Golaha wasiirada Soomaaliya oo go’aamo Laga Soo Saaray

22nd September 2022 admin 0

Kulanka Golaha Wasiirrada ee maanta ayaa waxa ka soo baxay go’aamo dhaxalgal ah oo looga gol leeyahay in wax looga qabto xaaladaha amni ee dalka. […]

imaarad

Dowlada Imaarad Carabta oo Badashay Safiirkeedii Somaaliya

22nd September 2022 admin 0

Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa usoo magacawday mudane, Axmed Jumca inuu noqdo safiirka u fadhin doona dalka Soomaaliya. Safiir Axmed Jumca ayaa ka mid ahaa dhowr […]

Astaan

Akhriso:Dowlada Soomaaliya oo War kasoo Saartay Qatarta Cudarka Ebolaha

21st September 2022 admin 0

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyada oo tixraacaysa war saxaafadeedka kasoo baxay Wasaaradda Cafimaadka ee Jamhuuriyadda Uganda markii ay taariikhdu ahayd […]

dhoore

Generaal Biixi ayaa sheegay in la furay wadada laamiga ah ee xiriirisa Baledweyne iyo Buulaburde

21st September 2022 admin 0

Taliska Ciidanka dhulka Generaal Maxamed Tahliil Biixi  ayaa sheegay in la furay wadada laamiga ah ee xiriirisa magaalooyinka Baledweyne iyo Buulaburde, oo muddo ku dhow 13 […]

daahiramiin

Daawo:Xildhibaan Jeesow oo ku baaqay in La Xiro isbitaalka Yardimeli

21st September 2022 admin 0

Xildhibaan Daahir Aamin Jeesow oo kamida xildhibaanada dowlada Federaalka ah ee soomaaliya ayaa sheegay Isbitaalka Yardimeli inuu noqday Kawaan kii dadka waana in la xiraa, […]

Qoorqoor

Qoorqoor oo Dhuusamareeb Kaga dhawaaqay inuu furayo Xisbul Xaakim

21st September 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka qeyb galay munaadabadda xiritaanka Kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Galmudug, kaas oo ay ka soo qeyb galeen […]

masjid

Dhageyso:Maamulka Madrasada Darusalaam Caabudwaaq oo Codsaday in la Caawiyo

21st September 2022 admin 0

Guddiga wada abaabulka dhismaha madrasada Daaru Salaam Caabudwaaq ayaa ka warbixiyay halka ay howsha u marayso. Dugsigan oo ay dhigtaan ku dhowaad 100 arday, ayaa […]

yuusufdabageed

Yuusuf Dabageed oo ka hadlay Dagaalka lagu Jiro Shabaab ee ka Socda Hirshabeelle

20th September 2022 admin 0

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo ka hadlaayey dagaalka lagula jiro Alshabaab ee ka socda deegaanada hirshabeelle ayaa yiri “anaga oo sharaf […]

xamse

Sawiro:Ra’iisul wasaare Xamse oo kormeeray xarumaha wasaaradda maaliyadda iyo Bangiga Dhexe

20th September 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kormeeray xarumaha Wasaaradda Maaliyadda, Bangiga Dhexe iyo xisaabiyaha Guud, isaga oo u kuurgalay howllaha shaqo […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 10 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes