Dhageyso:Maamulka Madrasada Darusalaam Caabudwaaq oo Codsaday in la Caawiyo

masjid

Guddiga wada abaabulka dhismaha madrasada Daaru Salaam Caabudwaaq ayaa ka warbixiyay halka ay howsha u marayso.

Dugsigan oo ay dhigtaan ku dhowaad 100 arday, ayaa u baahan dhisme, sida guddigu sheegeen.

Culimo isxilqaantay oo u kacday arrintan ayaa baaq u diray umadda Soomaaliyeed iyo dadka jaaliyadaha ah ee degaanka u dhashay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.