Yuusuf Dabageed oo ka hadlay Dagaalka lagu Jiro Shabaab ee ka Socda Hirshabeelle

yuusufdabageed

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo ka hadlaayey dagaalka lagula jiro Alshabaab ee ka socda deegaanada hirshabeelle ayaa yiri “anaga oo sharaf leh oo dagaaalameyna ayaan dhimaneynaa ama anaga oo sharaf leh ayaan noolaaneynaa, dagaalkana wuu soconayaa “

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.