Generaal Biixi ayaa sheegay in la furay wadada laamiga ah ee xiriirisa Baledweyne iyo Buulaburde

dhoore

Taliska Ciidanka dhulka Generaal Maxamed Tahliil Biixi  ayaa sheegay in la furay wadada laamiga ah ee xiriirisa magaalooyinka Baledweyne iyo Buulaburde, oo muddo ku dhow 13 sannp u xerneyd kooxaha argagixisada Al Shabaab.

Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Janaraal Biixi ayaa sheegay in hada ay wadaan howlgalo wadada looga saarayo miinooyinka ay ku aaseen argagixisada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.