Daawo:Xildhibaan Jeesow oo ku baaqay in La Xiro isbitaalka Yardimeli

daahiramiin

Xildhibaan Daahir Aamin Jeesow oo kamida xildhibaanada dowlada Federaalka ah ee soomaaliya ayaa sheegay Isbitaalka Yardimeli inuu noqday Kawaan kii dadka waana in la xiraa, Islamarkaana Hay’adda Cadaaladda iyo CID ay Baaritaan ku sameeyaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.