Dowlada Imaarad Carabta oo Badashay Safiirkeedii Somaaliya

imaarad

Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa usoo magacawday mudane, Axmed Jumca inuu noqdo safiirka u fadhin doona dalka Soomaaliya.

Safiir Axmed Jumca ayaa ka mid ahaa dhowr safiir oo shalay ka hor dhaartay madaxweynaha dalkaas si ay gutaan howlaha cusub ee loo igmaday.

Madaxweynaha dalka Imaaraatka Maxamed Bin Zayed ayaa u rajeeyay safiirka cusub inuu Ilaah la garab galo shaqadiisa cusub, isagoo kula dardaarmay inuu ka shaqeeyo xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dowladood ee Imaaratka iyo Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.