Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2022

Laftagareen

Daawo:Kulankii Dhexmaray Laftagareen iyo Odayaasha Dhaqanka Deeganka Soomaalida

9th August 2022 admin 1

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya Mudane C/casiis Laftagareen oo maalintiisii 2aad booqasho ku jooga magaalada Jigjiga ayaa la kulmay odayaal-dhaqameedka Deegaanka Soomaalida oo ay ka wada […]

odaawaa

Xildhibaan Odawaa oo ka horyimid inuu Kamid Noqdo Guddigii uu Magacaabay Aadan Madoobe

9th August 2022 admin 0

Xildhibaan Cabdiraxmaan maxamed Xuseen “Odawaa” oo kamida Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka horyimid inuu kamid Noqdo Guddigii uu Magacaabay Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Soo […]

Aadanmadoobe

Akhriso:Xildhibaanadii ka Horyimid Ansixinta Wasiirada Cusub oo Xilkooda waayaya Dhawaan

9th August 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo kasoo talabixiya Sidii Xilka looga qaadi lahaa Xildhibaanadii ka […]

mahdi-guleed

Sawiro:Ra’iisalwasaare Xamse oo Xilalka U Kala Wareejiyay Ku-Xigeenkiisa Cusub Iyo Mahdi Guuleed

9th August 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xilalka u kala wareejiyey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka cusub ee XFS Mudane Salah Jama iyo […]

Musaveni

Madaxwaynaha Uganda oo Daruus u Dhigay waftigii Madaxwayne Xasan Sheekh

9th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shalay kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Mudane Yoweri Kaguta Museveni, iyagoo ka wada hadlay horumarinta xiriirka […]

Laftagareen

Madaxwayne Laftagareen oo Lagu Soo dhaweeyey Magaalada Jigjiga

8th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jig-jiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida. Garoonka Diyaaradaha Magaalada […]

xasanshekkh

Madaxwayne Xasan sheekh oo Maanta U dhoofay Dalka Uganda

8th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Uganda, kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay […]

Daawo:Shabaab oo gubay Ceelashii biyaha iyo Isgaarsiinta Deegaano hoostaga Maxaas iyo Baledweyne 

8th August 2022 admin 0

Kooxaha argagaxisada ah ee Al shabaab ayaa gubay Ceelashii biyaha ay ka dhaansan jireen dadka ku nool tuulooyinka Bukure, Hees iyo Raqso oo u dhaxeeya […]

maxamudsayid

Dhageyso:Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland oo Soo dhaweeyey Ansixinta Golaha Wasiirada

8th August 2022 admin 0

Madaxweyne kuxigeenka kowaad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo Maalmo kahor ka horyimid habka loo qaybiyey golaha wasiirada Cusub ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay ansixinta […]

abaar

Abaar aad u ba’an ayaa ka ka dhacday Deegaamo Badan oo kamid ah Gobolka Gabiley

8th August 2022 admin 0

Abaar aad u ba’an oo dadkii iyo duunyadii kicisay ayaa ka ka dhacday Deegaamo Badan oo kamid ah Gobolka Gabiley ee Maamulka Soomaliland.

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Martiqaad ka Helay Amiirka Dalka Qadar

7th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Villa Soomaaliya kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Qatar Mudane Xasan binu Xamsa Haashim, ayaa ka guddoomay […]

xasan-cabdinuur

Dhageyso:Xildhibaan Xasan oo guddoomiye Aadan Madoobe eedayn u soo Jeediyey

7th August 2022 admin 0

Xildhibaan Xasan Cabdinuur oo ka mid ahaa xildhibaannadii diidanaa ansixinta xukuumadda cusub ayaa guddoomiyaha golaha shacabka ku eedeeyey in uu ku dhaqaaqay “Tallaabo aan sax […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxwayne Xasan oo Shaal iyo koofi ku Sagoontiyey Safiirka Kenya u fadhiyey Soomaliya

7th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Safiirkii Dowladda Kenya u joogay dalkeenna Mudane Lucas K. Tumbo oo […]

aqalka sare

Sawiro:Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare oo maanta kulmay

7th August 2022 admin 0

Guddiga joogtada ee golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii saddexaad  ee Baarlamaanka 11aad, waxaana shir guddoomiyay guddoomiyaha Aqalka Sare Senator […]

barlaman

Daawo:Gacan Ka Hadalkii iyo Buuqii ka dhashay Ansixinta Wasiirada Cusub

7th August 2022 admin 0

Kulankii Xildhibaanada Golaha Shafabka Soomaaliya ayaa Maanta ku bilowday Sidee gacan ka hadaliyo buuq kadib markii qaar kamida Xildhibaanada Soomaaliya Keeneen mooshin ka dhana Wasiirada […]

Posts pagination

« 1 … 8 9 10 … 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes