Dhageyso:Xildhibaan Xasan oo guddoomiye Aadan Madoobe eedayn u soo Jeediyey

xasan-cabdinuur

Xildhibaan Xasan Cabdinuur oo ka mid ahaa xildhibaannadii diidanaa ansixinta xukuumadda cusub ayaa guddoomiyaha golaha shacabka ku eedeeyey in uu ku dhaqaaqay “Tallaabo aan sax ahayn, oo si qalad ah oo xaaraan ah uu ku ansixiyey xukuumadda”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.