Madaxwaynaha Uganda oo Daruus u Dhigay waftigii Madaxwayne Xasan Sheekh

Musaveni

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shalay kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Mudane Yoweri Kaguta Museveni, iyagoo ka wada hadlay horumarinta xiriirka iyo iskaashiga ay wadaagaan labada dal, xasilloonida Gobolka iyo danaha wadajirka ah ee heer Qaaradeed.

Yuweri Museveni ayaa waxuu u sheegay Waftigii Madaxwayne Xasan Sheekh Soomaaliya waan ka caawin karnaa in ay Alshabaab ka guuleysato, waxaan u iibin karnaa Hub, dhar ciidan iyo Raashin laakiin kama bixin karno mushaarka billaha ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.