Dhageyso:Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland oo Soo dhaweeyey Ansixinta Golaha Wasiirada

maxamudsayid

Madaxweyne kuxigeenka kowaad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo Maalmo kahor ka horyimid habka loo qaybiyey golaha wasiirada Cusub ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay ansixinta golaha wasiiradda cusub.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.