Sawiro:Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare oo maanta kulmay

aqalka sare

Guddiga joogtada ee golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii saddexaad  ee Baarlamaanka 11aad, waxaana shir guddoomiyay guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Kulanka ayaa lagu lafa-guray diyaarinta ajandaha fadhiga guud ee golaha Aqalka sare iyo dhageysiga warbixinta guddoomiyaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.