Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2022

cali jeyte

Maamulka Hiiraan oo ka hadlay Dagaalkii dhawaan ka dhacay Baladwayne

1st January 2022 admin 0

Guddomiyaha Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle Cali Jeyte Cismaan ayaa ka hadlay amniga magaalada Baladweyne iyo Dagaalkii ka dhacay Maalmo ka hor kaas oo sababay […]

lafatagareen

Daawo:Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo Muqdisho Lagu Soo dhaweeyey

1st January 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

calan

Maxaad Kala Socotaa Hagalkii Soomaalida ee Gumaysi Diidka ahaa 1862-1920 Q.8aad

1st January 2022 admin 0

Ayadoo daraawiishi tabar xun tahay, arintoodana tahay goronyo habeen kudumay oo kale ayaa guutadaasi goor subax ah weerar kubalaarisay daraawiishtii xanuunsaneyd, aduun waxey daraawiishi heysatayna […]

gacal

Galmudug oo Liiqliiqanaysa iyo Xildhibaano Shaqada iyo gunada Laga joojiyey

1st January 2022 admin 0

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa fadhiyada Baarlamaanka oo 4 kulan ah ka joojiyay 6 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulkaas, […]

guudlaawe

Madaxwaynaha Hirshabeelle ayaa Muqdisho Kula kulmay Musharax Khayre

1st January 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabe Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Magaalada Magaalada Muqdisho ku qaabilay Raisul Wasaarihii hore ee Dalka Mudane […]

dabageed

Daawo:Waxgarad Hiiraan oo Madaxda hirshabeelle iyo Kan hiiraan eedeyn usoo Jeediyey

1st January 2022 admin 0

Odayaal iyo waxgarad kulan ku yeshay Baladweyne ayaa si adag uga hadlay dagaaladii ka dhacay Baledweyne iyagoona dagaalkaasi ku eedeeyay Madaxwayne kuxigeenka Hirshabeelle Yuusuf dabageed […]

calan

Maxaad Kala Socotaa Hagalkii Soomaalida ee Gumaysi Diidka ahaa 1862-1920 Q.7aad

1st January 2022 admin 0

Hilaada rag kun lagu qiyaasay oo firxad iyo dhaawac ubadan iyo xaasas raggoodii kudagaalamay oo aan wax xoolo ah lagu ogeyn ayaa isugu tagey jeexa buuxiso, […]

ciro

Guddomiye Ciro oo la Kulmay Guddiga Qoondada Haweenka

1st January 2022 admin 0

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal, mudane Maxamed Xasan Ciro oo ay weheliyaan waaxda qoondada haweenka ee guddiga iyo xubno kale ayaa maanta kulan la […]

Posts pagination

« 1 … 11 12

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes