Galmudug oo Liiqliiqanaysa iyo Xildhibaano Shaqada iyo gunada Laga joojiyey

gacal

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa fadhiyada Baarlamaanka oo 4 kulan ah ka joojiyay 6 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulkaas, kuwaasi oo eedeyn loo jeediyay.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, Maxamed Nuur Gacal oo wajahaya kacdoon ay wadaan Xildhibaano gollaha ka tirsan ayaa gunnada iyo fadhiyada gollaha ka joojiya kadib markii ay bilaabeen mooshin ka dhana.

Dhanka kale Madaxda ugu sareeysa Galmudug ayaa dhumiyey kalsoonida Shacabka Galmudug kadib makrii ay wax ka qaban waayeen dagaalo beeleedyo ka socda Galmudug iyo wax ka qabashada argagixisada shabaab oo inta badan deeaganada galmudug qabsaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.