Maamulka Hiiraan oo ka hadlay Dagaalkii dhawaan ka dhacay Baladwayne

cali jeyte

Guddomiyaha Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle Cali Jeyte Cismaan ayaa ka hadlay amniga magaalada Baladweyne iyo Dagaalkii ka dhacay Maalmo ka hor kaas oo sababay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Guddomiyaha Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle Cali Jeyte Cismaan oo ay waheliyaan Saraakiisha kala duwan ee amniga ayaa sheegay iyagoo safar ka yimid in wadada loo galay waxuuna laamaha Amniga faray inay u diyaar garoobaan hawgal looga saarayo kooxaha hubka ku haysta Baladwayn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.