Daawo:Waxgarad Hiiraan oo Madaxda hirshabeelle iyo Kan hiiraan eedeyn usoo Jeediyey

dabageed

Odayaal iyo waxgarad kulan ku yeshay Baladweyne ayaa si adag uga hadlay dagaaladii ka dhacay Baledweyne iyagoona dagaalkaasi ku eedeeyay Madaxwayne kuxigeenka Hirshabeelle Yuusuf dabageed iyo Maamulka Hiiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.