Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2021

farmaajo

Madaxwayno Farmaajo oo kulan laqaatay Madaxwaynaha golaha Madaxtooyada liibiya

19th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed ka tirsan Shirweynaha Saddexaad ee Iskaashiga Turkiga iyo Afrika la qaatay Madaxweynaha Golaha Madaxtooyada Dalka […]

deni

Deni oo ka hadlay Soo dhaweyntii loogu Sameeyey Baydhabo

19th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-gaduud Airport ee Magaalada Baydhabo kuso dhoweyey wafdi ay kala hogaaminayeen […]

guudlaawe

Daawo:Gudlaawe oo Shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada Hirshabelle

19th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka todobaad laha ee Golaha Wasiirada Dowladda Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa Shirka Golaha Xukuumada warbixin […]

garbahaaray

Mamulka Garbahaarrey oo maanta kulan layeeshay Ururada bulshada reydka

19th December 2021 admin 0

Mamulka degmada Garbahaarrey ee gobolka Gedo ayaa maanta kulan layeeshay Ururada bulshada reydka, sida waxgaradka dhalinyarada, haweenka iyo Culimada waxaana kulankaas looga hadlay Abaaraha, Doorashooyinka […]

Axmedmadoobe

Maamulka Axmed Madoobe oo Inkiray Markab Shamiito Keenay inuu qaaday Dhuxul

19th December 2021 admin 0

Maamulka Axmed Madoobe ayaa beeniyey Markab laga lee yahay Dalka Nepal oo shixnad Shaamiito ah keenay Magaalada Kismaayo inuu qaaday Dhuxul tiro badan oo Kismaayo […]

FOWSIYA

Xildhibaan Fowsiya iyo Sadex Xildhibaan oo Muqdisho lagu doortay

19th December 2021 admin 0

Doorashada afar kursi oo kamid ah golaha shacabka ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho, kuwaas oo degaan doorashadoodu tahay […]

Rooble

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Oo Qaadacay Xilka Qaadistii Rooble

18th December 2021 admin 0

Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada ayaaka horyimid xilka qaadistii uu Maanta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble uu ku sameeyay qaar kamida xubnaha […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo Kulan la qaatay Madaxwaynaha Dalka Rwanda

18th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed la qaatay Dhiggiisa dalka Ruwaanda Mudane Paul Kagame oo ay ka wada qayb galeen Shirweynaha […]

laftagareen

Daawo:Ujeedka Safarka Ra’iisalwasaare Rooble ku tagay Magaalada Baydhabo

18th December 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble  iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, […]

Farmaajo

Daawo:Beel Madaxwayne farmaajo ka codsatay in loodaayo Kursiga Hop053

18th December 2021 admin 0

Beesha Reer Sharmaake Rooble oo kamida beelaha daga Degmada Caabudwaaq ee deegaanada ku hareeraysan ayaa Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo waxaa ay ugu baaqday in […]

awliyo

Daawo:Musharax Xildhibaan Ambassador Awliyo oo Dhuusamareeb lagu soo dhaweyey

18th December 2021 admin 0

Boqolaal dadweyne ah iyo Masuuliyiin katirsan maamulka Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ku soo dhaweeyay Ambassador Maxamed Xuseen Ambuukar “Awliyo”. oo musharaxa […]

Doorasho

Akhriso:Magacyada xubnaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka ee xilka laga qaaday

18th December 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka kadib markii  ay lumiyeen madaxbanaanidii guddinimo. […]

Rooble

Daawo:Rooble oo Xilka ka Qaaday gudiga xalinta Khalifaadka Doorashooyinka

18th December 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka kadib markii ay lumiyeen madaxbanaanidii guddinimo iyagoo ku […]

boliis

Daawo:Booliiska oo Muqdisho ku Qabtay Doon siday Maandooriyaal

18th December 2021 admin 0

Ciidamada booliska Soomaaliya ayaa Xalay gacanta ku dhigay doon siday waxyaabaha maanka dooriya, taas oo lagu soo bandhigay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Doonta ayaa […]

rooble

Sawiro:Rooble oo Shir guddoomiyay kulan ay yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka iyo Midowga Musharaxiinta

17th December 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa shir guddoomiyay shir fogaan arag ah oo ay yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka kaas oo […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes