Daawo:Beel Madaxwayne farmaajo ka codsatay in loodaayo Kursiga Hop053

Farmaajo

Beesha Reer Sharmaake Rooble oo kamida beelaha daga Degmada Caabudwaaq ee deegaanada ku hareeraysan ayaa Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo waxaa ay ugu baaqday in uu tixgaliyo codsiga beesha oo kursiga Xildhibaan ee 𝐇𝐨𝐩053 oo beeshu sheegtay in horey Bah-ogaadeen iyo inta ku qaaraanka ah ay siiyeen kursiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.