Daawo:Musharax Xildhibaan Ambassador Awliyo oo Dhuusamareeb lagu soo dhaweyey

awliyo

Boqolaal dadweyne ah iyo Masuuliyiin katirsan maamulka Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ku soo dhaweeyay Ambassador Maxamed Xuseen Ambuukar “Awliyo”. oo musharaxa Xildhibaan ee kursiga Numberkiisa yahay HOPO55 ee deegaan doorashadiisa tahay Magaalada Xeraale ee gobolka galgaduud.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.