Maamulka Axmed Madoobe oo Inkiray Markab Shamiito Keenay inuu qaaday Dhuxul

Axmedmadoobe

Maamulka Axmed Madoobe ayaa beeniyey Markab laga lee yahay Dalka Nepal oo shixnad Shaamiito ah keenay Magaalada Kismaayo inuu qaaday Dhuxul tiro badan oo Kismaayo ku xanibnayd.

Maareyaha guud ee Tekedda Magaalada Kismaayo Axmed Xaaji Aadan ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka been abuurka ah ee lagu baahiyey baraha bulshada.

Magaalada Kismaayo ayaa ah ee meesha ugu badan ee laga dhoofiyo dhuxusha laga keeno Deeganadabay talaiyaan shabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.