Mamulka Garbahaarrey oo maanta kulan layeeshay Ururada bulshada reydka

garbahaaray

Mamulka degmada Garbahaarrey ee gobolka Gedo ayaa maanta kulan layeeshay Ururada bulshada reydka, sida waxgaradka dhalinyarada, haweenka iyo Culimada waxaana kulankaas looga hadlay Abaaraha, Doorashooyinka iyo Safar uu Gudoomiyaha Garbahaaray Xasan Sheekh Cilmi ugu maqnaa Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.