Daawo:Gudlaawe oo Shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada Hirshabelle

guudlaawe

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka todobaad laha ee Golaha Wasiirada Dowladda Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa Shirka Golaha Xukuumada warbixin uga dhagaystay Wasiirada Wasaaradaha Kallkuumeysiga, Waxbarashada, Xanaanada Xoolaha iyo Shaqada iyo Shaqaalaha iyagoo Madaxweynaha la wadaagay wixii u qabsoomay sedexdii bilood ee lasoo dhaafay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.