Guddiga Xallinta Khilaafaadka Oo Qaadacay Xilka Qaadistii Rooble

Rooble

Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada ayaaka horyimid xilka qaadistii uu Maanta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble uu ku sameeyay qaar kamida xubnaha Guddiga Khilaafaadka doorashooyinka Soomaaliya.

War-saxaafadeed kasoo baxay Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka ayaa waxaa lagu sheegay inay aad uga xun yihiin Warqada kasoo baxday Xafiiska Rooble ee xilka looga qaaday, Guddiga ayaa waxaa kaloo sheegeen in hannaanka loo maray xilka qaadista xubnaha Guddiga uu yahay mid baalmarsan heshiiskii 17-kii September ee sanadkii 2020 iyo habraacii 1 Octoober lagu dhisay Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada dadban.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.