Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2021

rooble

Akhriso:Wasiirka Gaashaandhiga oo amray in la Baaro dhulkii Ciidanka Bada ee rooble dhistay

22nd December 2021 admin 0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Senator Xasan Xuseen Xaaji ayaa amray in Baaritaan lagu sameeyo Muuqaal dhawaan uu baahiyay Taliyaha Ciidamada Badda, kaasi oo […]

deni

Daawo:Maamulka Deni oo Xabad joojin kaga dhawaaqay Magaalada Boosaaso

22nd December 2021 admin 0

Maamulka Puntland ee Hogaamiyaha u yahay Madaxwayne Siciid Cabdullaahi Deni oo horay u diiday Taladii iyo baaqyadii Isimada iyo waxgaradka ee ahaa inaan dagaal iyo […]

Wasiir

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday Heshiis dhanka waxbarashada ah

21st December 2021 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa magaalada Rome oo uu safar shaqo ku joogo waxa uu Heshiis Is-afgarad ah […]

Cumar

Duqa Muqdisho oo U Digay Siyaasiyiinta ku hadaaqaya Dib dhaca iyo dagaalka

21st December 2021 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta soo xiray Shirweynaha Hiigsiga Caasimada ee 2040, kaasi oo muddo […]

rooble

Ra’iisalwasaare Rooble oo Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ku Xasumay Shir

21st December 2021 admin 0

Ra’iisul WasaarahaXukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ku casumay shir looga hadlaayo dardargalinta Doorashooyinka Xildhibaanada aqalka hoose ee Soomaaliya. […]

XaawoTaako

Daawo:Ciidamada Xaako Taako oo Hawgal ka fuliyey Boosaaso iyo Puntland oo ka hadashay

21st December 2021 admin 1

Wararka naga Soo Gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa Sakaa ka dhacay Dagaal u dhaxeeya Ciidamada PSF oo kaashanaya Ciidmada Xaawo Taako […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo Dalka Dib Ugu Soo laabtay maanta

21st December 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa dalka dib ugu soo laabtay […]

puntland

Daawo:Ciidamada PSF oo Deni ka qabsaday Gaadiid Dagaal iyo Qax ka socda Boosaaso

21st December 2021 admin 0

Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland ayaa Saaka ku waabariisatay waabariistay saan-saan colaadeed oo ka tagan magaalada Gudaheeda waxaana ugu danbeeyntii Dagaal xoogan dhex […]

goobe

Daawo:Bashiir Goobe oo Difaacay dhulkii uu Boobay Ra’iisalwasaare Rooble

20th December 2021 admin 0

Ganeraal Bashir Mohamed Jama “Goobe oo ka jawaabay eedamaha loo soo jeediyay raysal wasaare Rooble oo ahaa inuu rooble dhisanayo dhul ay lee yihiin ciidanka […]

rooble

Daawo:Rooble oo dhulkii Ciidanka Bada ka dhisanaya Guryo

20th December 2021 admin 0

Taliyaha Ciidamada Badda Soomaaliya Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa Ku eedeeyay Ra’isulwasaare Rooble in uu Guri Raaxo Ka Dhisanayo Dhulkii Ciidamada Badda ay Lahaayeen ee ku […]

laftagareen

Daawo:Hadal jeedinta Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed

20th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa ka hadlay Sanadguuradiisii 3aad taas oo qayb galeen masuuliyiin kala duwan oo ka socda […]

deni

Daawo:Deni oo ka horyimid hadaladii Midowga Musharaxiinta

20th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ka qayb galay munaasabada Sannad-guurada 3aad ee ka soo wareegtay markii la doortay Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed […]

qoorqoor

Qoorqoor oo Shaaciyey Doorashada barlamaanka inay ka dhib badan tahay kuwii hore

20th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ka hadlaayey munaasabada Sannad-guurada 3aad ee ka soo wareegtay markii la doortay Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane […]

axmedmadoobe

Sawiro:Axmed madoobe oo ka baaqsaday sanad guuradii 3aad ee laftagareen ayaa qaabilay wafdi ka socday Turkiga

20th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayo Safiir kuxigeenka Turkiga ee Soomaaliya mudane Ismail Emre Kosif, […]

farmaajo

Sawirro:Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Turkiga

19th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Turkiga, isaga oo ku dhiirrigeliyey in ay […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes