Ra’iisalwasaare Rooble oo Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ku Xasumay Shir

rooble

Ra’iisul WasaarahaXukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ku casumay shir looga hadlaayo dardargalinta Doorashooyinka Xildhibaanada aqalka hoose ee Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku casuumay Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka in ay isugu yimaadaan shir 27-ka bishan December, 2021 ka dhici doona magaalada Muqdisho,kaas oo looga arrinsanayo dardar gelinta geeddi socodka, toosinta iyo dhammeystirka doorashooyinka dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.