Daawo:Ciidamada Xaako Taako oo Hawgal ka fuliyey Boosaaso iyo Puntland oo ka hadashay

XaawoTaako

Wararka naga Soo Gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa Sakaa ka dhacay Dagaal u dhaxeeya Ciidamada PSF oo kaashanaya Ciidmada Xaawo Taako ee sida gaarka ah u Tobabaran kuwaas iyo Ciidamo Madaxwaynaha Puntland kasoo aruuriyey Deegaanada ka baxsan Boosaaso.

Duqa magalaada Boosaso Cabdiqani Axmed Ismaaciil oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Boosaaso ayaa shegay Ciidamada Dowlada ee Gorgor ayaa ka dagaalamaya Boosaaso.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.