Qoorqoor oo Shaaciyey Doorashada barlamaanka inay ka dhib badan tahay kuwii hore

qoorqoor

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ka hadlaayey munaasabada Sannad-guurada 3aad ee ka soo wareegtay markii la doortay Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa waxuu ka hadlay doorashada xildhibaanada soomaaliya ee dib udhaca ku yimid.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.