Daawo:Rooble oo dhulkii Ciidanka Bada ka dhisanaya Guryo

rooble

Taliyaha Ciidamada Badda Soomaaliya Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa Ku eedeeyay Ra’isulwasaare Rooble in uu Guri Raaxo Ka Dhisanayo Dhulkii Ciidamada Badda ay Lahaayeen ee ku yaala Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.