Daawo:Maamulka Deni oo Xabad joojin kaga dhawaaqay Magaalada Boosaaso

deni

Maamulka Puntland ee Hogaamiyaha u yahay Madaxwayne Siciid Cabdullaahi Deni oo horay u diiday Taladii iyo baaqyadii Isimada iyo waxgaradka ee ahaa inaan dagaal iyo barakacin laga sameyn magaalada Boosaaso ayaa maanta waxay ku dhawaaqeen Xabad Joojin shuraad la’aan ah iyo xaalada Boosaaso ka taagan Nabad lagu dhaweeyo.

Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Puntland  Cabdi Samad Maxamed Gallan ayaa sheegay inay diyaar u yihiin xabad joojin ka dhaqan gasha Boosaaso, kaddib dadaalo nabadeed ay wadeen Culimada iyo Isimada Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.