Daawo:Ciidamada PSF oo Deni ka qabsaday Gaadiid Dagaal iyo Qax ka socda Boosaaso

puntland

Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland ayaa Saaka ku waabariisatay waabariistay saan-saan colaadeed oo ka tagan magaalada Gudaheeda waxaana ugu danbeeyntii Dagaal xoogan dhex maray ciidamo ka wadda tir an maamulka putland.

Ciidamada PSF ee Xaruntooda tahay Boosaaso ayaa waxaa weerar kusoo qaaday Ciidamo Madaxwaynaha Puntland ka keenay furimaha dagaalka waxaana ciidankii deni laga qabsaday Labo gaari oo kuwa dagaalka ah

Geesta kale waxaa Dhaawac xoogan soo Garay taliyaha madaxtooyada bosaaso isagoona  ku dhaawacmay Dagaalkii saak  ka dhacay magaalada boosaaso, waxaana  lasoo warinayaa  in dhawaciisa uu yahay mid aad udaran yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.