Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2021

Xasanyare

Jaaliyada GalJubba ee UK oo ka Tacsiyeysey Geerida Suldaan Xasan Yarre

3rd December 2021 admin 0

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee UK dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarada ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha […]

Galmudug

Wasiirada Galmudug oo isku raacay Xeraale inay Noqoto Degmo

2nd December 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta Shir guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Galmudug kaas oo ka dhacay xarunta Maamulka Galmudug […]

farmaajo

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo oo Dalka dib ugu soo laabtay

2nd December 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallim, ayaa dalka dib ugu soo laabtay […]

xasanshiiq

Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo Ka Jawaabay eedii Midowga Musharaxiinta

2nd December 2021 admin 0

Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada Soomaaliya ayaa Jawaab ka bixiyay edeyntii ay dhawaan ay u jeediyeen Midowga Musharaxiinta ee aheyd in Musharaxiin laga hor istaagay dacwad […]

Nissa

Akhriso:NISA oo Muqdisho ku dishay 12 Saraakaal oo Ka Tirsan Al-Shabaab

2nd December 2021 admin 0

Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa shaaciyay in howlgal qorsheysan oo habeenimadii xalay ka dhacay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku dileen 12 […]

cumar

Cumar Cabdirishiid oo Muqdisho kusoo dhaweeyeen midowga Musharaxiinta

2nd December 2021 admin 0

Ra’iisulwasaarihii hore ee Doomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa maanta waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho kusoo dhaweeyey Midowga Musharaxiinta iyo qaybo kamida Bulshada.

safaaradqadar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Qatar

1st December 2021 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Qatar, isaga oo halkaas ay ku […]

masjid

ka qeyb qaado Dhismaha Masjidka Jiilu Saxaaba ee Magaalada Muqdisho

1st December 2021 admin 0
dagaal

Daawo:hawgal lagu Baacsanayo Shabaab oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

1st December 2021 admin 0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay kaabayaan Millitariga AMISOM ayaa howlgallo lagu baacsanayo haraadiga Al-Shabaab ka fuliyay degaanno hoos taga Magaalada Baladweyne ee Caasimadda Gobolka […]

muqdisho

Dowlada Soomaaliya oo Muqdisho ka Hirgalisay Xarun u adeegta dadka shaqo goobka ah

1st December 2021 admin 0

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray xaruntii u horreysay […]

laftagareen

Laftagareen oo kulan la qaatay Guddiyada Doorashooyinka

1st December 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa kulan looga hadlayey Arimaha Doorashooyinka Xildhibaanada Gollaha Shacabka la qaatay Gudiyada Hir-gelinta Doorashooyinka heer […]

deni

Deni oo shaaciyey cid aan asaga ahayn inaan wax laga waydiinayn Puntland

1st December 2021 admin 0

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo ka hadlaayey dhibka ka jira Magaalada Boosaaso ayaa waxuu sheegay Puntland inaysan yeelanayn dowlada kala duwan iyo ciidan rag […]

Posts pagination

« 1 … 12 13

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes