Jaaliyada GalJubba ee UK oo ka Tacsiyeysey Geerida Suldaan Xasan Yarre

Xasanyare

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee UK dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarada ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u Naxariistee Suldaan Xasan Yare Cilmi oo ku geeriyootay Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaa kaloo Tacsi Diraya Bulsha waynta UK oo ay ugu horeeyaan Golaha Odayaasha.

Jaaliyada Galjuba UK waxay tacsi tiinranyale u diraysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, Gaar ahan eheladii uu ka dhintay Suldaan Xasan Yarre Cilmi in ilaahay samir iimaan ka siiyo janadii fardowsa ka waraabiyo AAMIIN.

Suldaan Xasan Yarre ayaa waxuu kamid ahaa waxgaradka Galmudug gaar ahaan kuwa waqooyiga Galgaduud sida Caabudwaaq, Balanballe, Dhabad, Bangeele, Dalsan iyio Deegaano Kale oo Badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.