Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2021

deni

Dhageyso:Taliyihii hore Ciidamada Puntland oo Deni ugu baaqay inuu ka Noqdo Go’aankiisa PSF

30th November 2021 admin 0

Taliyiii hore ee ciidanka Difaaca Puntlland Janaraal Siciid Maxamed Xirsi,(Siciid Dheere) ayaa baaq adag u diray madaxwaynaha Puntland Siciid Deni isagoo ugu baaqay inuu ka […]

Doorasho

Guddiga doorashada kuraasta Somaliland oo soo gudbiyay qabashada doorashada 16 kursi

30th November 2021 admin 0

Guddiga Maamulka doorashada kuraasta Somaliland ayaa u gudbiyey Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal in ay qaban doonaan 16 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka […]

waraabe

Fayaal Cali Waraabe oo Taageeray Hadalkii Boqor Buurmadow Uu Ka yiri Muqdisho

30th November 2021 admin 0

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Sooomaliland ee Ucid Eng Fayaal Cali Waraabe ayaa waxaa uu taageeray hadalkii Boqor Buurmadow uu ka yiri Muqdisho, kaas oo dad badan […]

koonfur

Baydhabo oo Lagu soo Gabagabeeyey Doorashada 11 Kursi ee golaha Shacabka

30th November 2021 admin 0

Guddiga Doorashada Maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya ayaa maanta Magaalada baydhabo kusoo gaba gabeeyey kursigii ugu dambeeyey oo kamid ahaa 11 kursi ee liiskooda horay usoo saareen.

boqorbuurmadow

Boqor Buurmadow oo raagelin ka bixiyay hadal Dhawaan uu ka sheegay Muqdisho

30th November 2021 admin 0

Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Maxamed (Buurmadow) ayaa raali gelin ka bixiyay hadal uu horey u sheegay oo ku tilmaamay in uu ahaa mid kaftan ah oo […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo Kulan la qaatay Amiirka Qadar

30th November 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada hadal la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh […]

rooble

Golaha Wadatashiga oo Kulan dag daga ka yeeshay Daahfurnaanta Doorashada

29th November 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa guddoomiyay kulan ay habka fogaan aragga ku yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka oo diiradda lagu saaray daahfurnaanta […]

farmaajo

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyey dalka Qatar

29th November 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey […]

rooble

Daawo:Rooble oo Qiray in la musuq maasuqay doorashada Xildhibaanada

29th November 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo habka fogaan aragga shir kula yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka, […]

elitehotel

30 Jirkii 30ka Milyan Haystay oo dhaleecayn ujeediyey Turkiga

29th November 2021 admin 0

Wasiirka Amniga Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Nuur ee dhawaan Rooble Wasiirka ka dhigay, ayaa raalligelin ka bixiyay dhaleecayn uu u jeediyey dowlada Turkiga. Hadalka wasiirka ayaa […]

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo Safar La xariira Doorashada ugu dhoofay dalka Qatar

29th November 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor […]

guudlaawe

Sawiro:Guudlaawe oo kulan la qaatay qaar kamid ah duubabka dhaqanka Hirshabeelle

29th November 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay qaar kamid ah duubabka dhaqanka Hirshabeelle. Madaxweynaha iyo duubabka dhaqanka […]

Aamina

La Taliyaha Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo Xildhibaan loo doortay

29th November 2021 admin 0

Magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarka ah ee Maamul Goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya ay waxaa ka socoto doorashada Golaha Shacabka waxaana Saaka halkaasi lagu […]

rooble

Rooble oo Ballan Qaad aan Soconayn u Sameeyay Midowga Musharixiinta

28th November 2021 admin 0

Kulan ay maanta isugu yimaadeen Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Xubnaha Midowga Musharaxiinta ayaa wax ay uga wada hadleen arimaha doorashooyinka dalka. Midowga Musharaxiinta ayaa walaac […]

garacad

Markabkii ugu horeeyay oo maanta ku soo xirtay Dekada Garacad ee Gobolka Mudug,

28th November 2021 admin 0

Dakadda Garacada ee Gobolka Mudug waxaa marki ugu horreysay maanta ku soo xirtay markabkii ugu horreeyey iyada oo dhismaha dakaddu uu socday, Waxaana markabaan saarnaa […]

Posts pagination

1 2 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes