Fayaal Cali Waraabe oo Taageeray Hadalkii Boqor Buurmadow Uu Ka yiri Muqdisho

waraabe

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Sooomaliland ee Ucid Eng Fayaal Cali Waraabe ayaa waxaa uu taageeray hadalkii Boqor Buurmadow uu ka yiri Muqdisho, kaas oo dad badan ka caraysiiyey.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Fayaal Cali Waraabe ayaa sheegay Boqor Buurmadow inuu u yimid Muqdisho sidii uu qilaafka ka jira koonfurta wax uga qaban lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.