La Taliyaha Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo Xildhibaan loo doortay

Aamina

Magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarka ah ee Maamul Goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya ay waxaa ka socoto doorashada Golaha Shacabka waxaana Saaka halkaasi lagu doortay  xildhibaano kale..

Aamina Mursal Maxamed La-taliyaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Dhinaca Haweenka ayaa ku guuleysatey Kursiga Nambarkiisa uu yahay Hop-213ee Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya waxayna heshay Codad dhan 79 Cod, halka musharaxii la tartamaayey Aamina Xuseen ay heshay codad dhan 12 codWaxaa halaabay 6 Cod.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.